Prof. Saciid Ciise: “Damdam iyo laab lakac Maamul dowladnimo laguma wadi Karo”

Musharaxa xilka Madaxweynaha Somalia Prof. Saciid Ciise Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda sare ee dalka oo maalinba Maalinta cirka isku sii shareeraya. Prof. Saciid Ciise oo sidoo kale hogaamiyaha xisbiga Dadka ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha xiligu ka dhamaaday inuu dalka ku hogaaminayo wado horseedi karta burbur dowladnimo. Qoraal uu soo dhigay … Continue reading Prof. Saciid Ciise: “Damdam iyo laab lakac Maamul dowladnimo laguma wadi Karo”